Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiggiisa Faransiiska kula kulmay Biljimka, Dad sheegay in ay barakiciyeen Ciiddan dowladda Soomaaliya ay leedahay, Xukuumadda federaalka oo iyana sheegtay in ay gargaar u dirtay goobihii dhawaan laga saaray Shabaab iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso