Audio Daily News, News, Radio Wardheer, Slideshow, WararWarka Raadiyo WardheerApril 2, 2014April 2, 20140 Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Raiisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo sheegay in uu booqanayo magaalada Baydhabo, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Biljimka iyo warar kale.Warka oo dhan hoos ka dhegeyso https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2014/04/warka-raadio-wardheer-2-Abriil-2014.mp3