Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Booliska dalka Kanada oo gacanta ku dhigay Cabdulahi Sharif u dhashay Soomaaliya ka dib markii la sheegay in uu ku lug yeeshay weerrarkii shalay ka dhacay Magaalada Edmonton ee Xarunta gobalka Alberta ee dalka Canada iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply