Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah:Ciidanka dowlada oo la wareegay degmada Warsheeq ee Gobalka Sh/Dhaxe, Buula Burde oo howl-gal dad lagu soo qabqabtay laga sameeyay, aas qaran oo maanta Muqdisho loogu sameeyay marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo ay ka qayb galeen ra’iisal wasaaraha Soomaaliyo iyo xubno labada Gole ka mid ah iyo warar kale