Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Weerar qorsheysan oo isugu jira dhul iyo cir ayna ka qeyb galeen ciidamada sida gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamo Maraykan ah ayaa xalay lagu qaaday degaanka Toorotoorow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Leave a Reply

Your email address will not be published.