Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Booliska magaalada Melbourne ee dalka Australia oo toogasho ku dilay muwaadin asalkiisu Soomaali yahay kadib markii la sheegay in uu afduub u geystey haweeney duleedka magaalada Melbourne, Ciiddamo Kenyaan ah oo ku sugnaa deegaankaTarako ee degmada Baardheere oo qarax lala beegsaday iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply