Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo dilay Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Shabeellaha Dhexe marxuum C/wali Ibraahim Maxamed iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply