Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dadka degaanka iyo mas’uuliyiin kale oo sheegay in in kabadan 100 ka tirsan Al-shabab la rumaysan yahay lagu dilay duqeyn ay diyaradaha dagaalka Mareykanka subaxnimadii Sabtdai ka fuliyeen gobolka Gedo iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply