Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararka ka imanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Gambia oo kaliya ka badbaaday Doon ay saarnaayeen dad tahriibayaal ah badda Mediterranean iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
