Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidanka Badda Maamulka Puntland oo kaashanaya kuwa NATO, ayaa la sheegay in ay howlgalo ka wadaan xeebaha maamulkaasi kuwaasi oo baadi goob ugu jira sidii ay u soo heli lahaayeen Makab la sheegay in ay Afdubteen Burcad Badeeed Soomaali ah iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Leave a Reply