Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyo waxaa ka mid ah:Tiro Hoobiyaal ah oo la sheegay in laga soo tuuray Degmada Kaxda  ayaa ku soo dhacay qeybo kamid ah Degmada Wadajir, xaflad lagu caleema saarayay Madaxweyanaha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacday Muqdisho iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: