Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha abaaraha iyadoo kulankaasina ay ka qeybgaleen safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo guddiga Qaran iyo warar kale .

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Audio Player

Leave a Reply

Your email address will not be published.