Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland oo gaaray deegaanadii ay ku dagaalameen Al shabaab iyo dadka deegaanadaasi, Godoonka KMG ah ee Baarlamaanka Cusub oo baaq u diray Xildhibaanada Soomaaliyeed iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: