Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle oo xalay ay dabley hubeysan weerar ku soo qaadeen bar kontarool oo ay ciidamada dowlada ku lahaayeen magaalada Jowhar iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply