Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo shaaciyay in maanta ay billaabaneyso diiwaangelinta musharixiinta dooneysa xilka guddoonka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso