Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in lagu laaban doono kuraastii lagu murmay, Faroole oo sheegay in aanu ka tanaasulin Doorashada Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan halkan ka dhegeyso warka oo dhan:
