Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kulan saddex maalin uga socday magaalada Muqdisho madaxda ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya  iyo AMISOM ayey  ku heshiiyeen  in ay ku qaadayaan dagaal  aan kala joogsi la heyn  Al-shabaab  iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.