Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle, ayaa maanta lagu wadaa in go’aan ka soo saaraan buuqii iyo shaqaaqadii xalay ka dhalatay doorashooyinka Aqalka Hoose iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
