Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga,Iswiidhan, Ingriiska iyo Maraykanka ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin qaar kamid ah musharixiinta Aqalka Sare ee baarlamaanka oo taariiq ku leh dambiyo hore loo galay oo ay ka mid tahay argagaxisanimo yo wararr kale.
Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply