Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidamo Milatari ah oo saacado la wareegay ammaanka xarunta uu ka socdo shirka maamulka Hirshabeelle iyagoo muddo saacado ah u diiday ergada ka qeybgalaysa shirka inay galaan gudaha xarunta.iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply