Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee  aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ra’iisal wasaare ku xigeenka DF Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu shalay booqasho ku tegey magaalada Beledweyne uu kula soo kulmay duubabka dhaqanka diidan maamul u sameynta labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.