Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Nin soomaali ah oo mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka, Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ku dhawaaqay in uu musharax yahay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
