Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxii Xarrunta Cilmibaarista iyo wada-tashiga Jibriil Ibraahim Cabdulle oo maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu si rasmi uga gadhawaaqo magaalada Muqdisho Musharraxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
