Warka Raadiyo Wardhee

Warka Raadiyo Wardhee

Wararka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaad ku dhageysan doontaan: Dowlada oo iska fogeysay eedeyntii dhawaan ay soo jeedisay kooxda QM u qaabilsan lasocodka xayiraadka hubka ee Soomaaliya iyo Elatiriya, wasiirka warfaafinta oo  isbitaalka ku booqday wariye Axmed Saciid oo ku dhaawacmay Qaraxii jimcihii ka dhacay madaxtooyada iyo warar kale