Warka Raadiyo Muqdisho

Warka Raadiyo Muqdisho

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Kulankii maanta ee baarlamaanka oo buuq ku furmay iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo barlamanka codsi u diray, Maamulka Ximin iyo Xeeb oo soo dhaweyn u sameeyay odayaal ka socday Waqooyiga Mudug iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso