Warka Raadiy Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dagaal u dhaxeeyo Al shabaab iyo ciidanka maamulka Galmudug oo ay kaabayaan kuwa AMISOM oo maanta ka dhacay qeyba ka mid ah Galgaduud, Al Shabaab oo dad ku xir xiray degmada Xarardheere iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
