Wararka maanta ee raadiyaha wardheer waxaa ka mid ah:Gaari ay leeyihiin AMISOM oo qof rayid ah ku jiiray agagaarka KM4, kulan laba cisha socday oo Muqdisho ka socday una dhaxeeyay Xukuumada cusub iyo R/wasaaraha iyo warar kale.
Wararka Raadiyo Wardheer
