Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta Magacabay Golaha Xukamadda Puntland Marku arkay Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad Farqadiisa 5-aad, Markuu la Tashaday Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland.
Agasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Dr Deeq Sulayman Yusuf ayaa Galabta Saxafadda u akhriyay Qoraalka Magacabista Wasiirada, Wasiir ku Xigenada iyo Wasiiru Dowlayasha Dowladda Puntland.
Hoos ka eeg Magacyada Wasiirada, Wasiir ku Xigeenada iyo Wasiiru Dowlayasha Xukumadda Cusub.
GOALAHA WASIIRADA
- Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
- Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose
- Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga
- Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
- Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda
- Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
- Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha
- Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
- Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
- Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
- Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
- Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
- Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka
- Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
- abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
- Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka Dalxiiska iyo Duurjoogta
- Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
- Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada
GOLAHA KU-XIGEENADA
- Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
- Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
- Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
- Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
- Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
- Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
- Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
- Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
- Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
- Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
- Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
- Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada
- Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka
- Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
- Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
- Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada
- Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
- Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen Deegaanka Dalxiiska iyo Duurjoogta
- Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
Wasiiro Dawlayaasha
- Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha
- Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir Dowlaha Kaluumeysiga & kheyraadka Badda
- Cali Yusuf Jaamac Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
- Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada
- Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ah
- Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada & Garoomada
- Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowlaha caafimaadka
- Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowlaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
- Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru Dowlaha Amniga
Madaxrtooyada Puntland