War-murtiyeedka ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ku qabsoomay magalaadada Muqdisho 14-17 May 2024.

Shirka waxaa hogaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ka soo qeybgalay Ra’iisul Wasaare Md Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare xigeenka Md Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaan (Madoobe), Madaxweynaha Koonfur Galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Md Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Md Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duga Mugdishu Md Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).
Warmurtiyeedka oo dhamaystiran halkan ka akhri: Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
WardheerNews
Leave a Reply