Turkiga oo Muqdisho ka furay saldhig ciidan: Warka Raadiyo Wardheer

Turkiga oo Muqdisho ka furay saldhig ciidan: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xarakada Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerarayaan ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, Xildhibaan Galmudug ah oo dowlada Soomaaliya ku edeeyay in ay dhibaato ku tahay maamulkooda iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.