Cabiraxmaan Xoosh: Wasiirkii Dastuurka ee DFS oo ku geeriyooday Dubay
Muqdishu (WDN)- Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun. War soo gaadhay WardheerNews ayaa sheegaya in Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Xoosh Jibrill, Wasiirkii Dastuurka ee DFS uu ku geeriyooday dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Marxuum Wasiir Xoosh, ayaa xilal kala duwan … Continued