W.T. Faarax Cali Gammuute Alleylahe damal baa gabi yidhi. Intuu galoolku geedaha ka mudho, ninkii gedihiisa ka mudhay guur. Ma hadhin hadal lays yidhaahdaa.Qoyska Siciid Shiikh Samatar, iyo guud ahaanba intii wuxuu galo iyo wuxuu gudo ogsoonayd ee garabkoodu bannaanaaday aan la wadaago baroorta. Geerida Siciid Gurgurshaaga iyo Guurtigu waqii Wuu gu’i jiree Geerida Siciid...
February 6, 2025