Tag: Jubbaland

Home Jubbaland
Post

Jubbaland oo walaac ka muujisay baxsadka Wasiir Cabdirashiid Janan

Kismaayo (WDN)- Warsaxfadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Jubbaland, ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaaladda Wasirkii Amniga ee Jubbaland, oo bishii Oogost ee 2019, lagu xidhay Muqdisho. Md. Cabdirashiid ayaa la sheegay in uu wakhtigaasi lagu xidhay Muqdisho, uu ka yimid magaalada Doolow, isaga oo u sii jeeday magaalada Addis Ababa, ee...

Post

Is-fahamka Galmudug iyo Is-mariwaaga Jubbaland

W/Q Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Dhawaan waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu gaaray is-faham dhex-maray Federaalka iyo Ahlu Sunna kaas oo meesha ka saaray mad-madowgii hareeyay doorashada Galmudug bilihii la soo dhaafay, sida ku cad qoraaladii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha (11/12/19) iyo hoggaanka Ahlu Sunna (12/12/19). Is-fahmkan oo ay ka shaqeeyeen wax-garad reer Galmudug ah...