By Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Burburkii dawladda dhexe kadib ayuu nin qaraabo la ahaa qoys le’day, dhaxal u helay gurigii ay ka tageen, Tuuladii uu joogay ayuu ka amba-baxay si uu guriga ula soo wareego. Habeenno dhowr ah markii uu ku hoyday gurigii, ayuu xilli saq-dhexe ah ka war-helay qolyo guriga dushiisa saaran oo ka...
March 12, 2025