Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Sheekh Cali Xaaji Xasan (Sheekh Cali Carab) maalintii Axada ee bishan Juun ay ku beegnayd 12ka. Sheekha oo ka mid ahaa culimadda Soomaaliyeed ee aadka looga qadariyo Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika, gaar ahaan deegaanada Soomaliland iyo Puntland oo u ahayd rukun sheikh Cali naxariistii jano Alle ha ka warabiyee.
Sheekha waxaa lagu aasay Isniintii deegaan u dhow magaalada Burco, oo ah maqaamka Sheekh Abayoonis .
Waxaan sheekha uga baryaynaa in uu naxariistii jano Illaah ka waarabiyo ehel kiisana iyo dhamaan ummadda Soomaalyeed iyo Islmaamkana Samir iyo iimaan ka siiyo.
Aaamiin