Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Bahda WardheerNews waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan qoyskii iyo ehelka geerida naxdinta leh ee ku timid : Maxamed Cabdillaahi Gardef, oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Waxaanu marxuum Maxamed Cabdillahi Gardef uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka warsaabiyo qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin.