Annagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin, waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan uga diraynaa reer Cismaan Geri , gaar ahaan Keyse Ccismaan iyo xaaskiisa Amran Yuusuf, oo aan uga tacsiyaynayno geerida naxdinta leh ee ku timid wiilkoodii Cismaan Keyse Cismaan oo taariikhdu markay ahayd 6/8/2013 ku geeriyooday magaalada seattle ee carriga Maraykanka. Waxaana tacsidan diraya :-
Danjire Cabdilaahi aw Siciid Cismaan
Xildhibaan Maxamed Axmed (indhayare)
Dr Maxamed Cabdiraxmaan
Maxamuud Garaad Cismaan
Nuur Ibraahim
Cumar Axmed( C. xaashi)
Cabdi Siraad
Xaakin Sh. Xasan
Faysal Cabdi Rooble
Axmed Cabdiraxmaan
Xukun Sh. Xasan
Xasan Carab Askar
Xasan C/laahi (jabhad)
Ibraahim Ciise
Cali Dhakhsaale
Dr. Xuseen Cali
Naasir Sh . Xuseen
Cabdi Yoonis
Cabdisalaan Cimaan
Xasan Cali Gudaal
Xasan Axmed Nuur
Nuur Suldaan Maxamed
Cabdikariim Cabdiraxmaan
Khaliil Cabdiraxmaan
Cabdi Carab Askar
Fawsiya Cabdiraxmaan
Fadxiya Jaamac
Nimco Carab Askar
Sahra cabdiraxmaan
Hooyo Aamina Xaashi Cilmi
Hooyo Caasha Aadan
Hooyo Caasha Muumin
Hooyo Shamis Askar
Cali Bedel
Xasan Cabdiraxamaan
Cali Sh. Xasan
Cabdirisaaq Gaani
Cabdirashiid Gaani
Sheekh Jamaal
Khadar Axmed Mataan
Siraaje Xaashi
Cabdirashiid Cabdiraxmaan
Dadkaas oo kala jooga Afrika, Yurub iyo Amerika ayaa tacsida waxay u diraayaan qoyska reer Cismaan Geri, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Samir iyo iimaaan ka siiyo marxuumkana jannadii Farawsa ka waraabiyo. Aamiin.
Leave a Reply