Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Soomaaliya oo bayaan ka soo saartay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus inay tahay Caasimadda Israel iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer
Leave a Reply