Muqdisho, Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu soo gabagabeeyey shirka golaha wadatashiga qaran oo muddo 2 maalmood ah socdey kaasi oo uu dalbadey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, qeybna ay ka ahaayeen ra’isalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka .
Shirkan ayaa diiradda lagu saarey muddadii uu socdey xaaladda guud ee dalka sida abaaraha, dib u heshiisiinta,arrimaha federaalka iyo xoojinta iskaashiga dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ayadoo laga amb aqaadayo hal kudheggii madaxweynaha ee ahaa ” Soomaali Heshiis ah dunidana heshiis la ah.
Gabagabadii shirka ayaa waxaa laga soo saarey warmurtiyaad lagu faahfaahinayo arrimaha la isku raacey.
Warmurtiyeedka ayaa waxa uu u qornaa sida soo socota:




Maxamed Cumar Sheekh Aadan
WardheerNews, Muqdisho
Leave a Reply