W/Q Georgi Kapchits Si xiise leh, ayaan u akhristay maqaal uu qoray Ibraahim M. Deeq uuna magac uga dhigay “Kala Miirka Maahmaah iyo Odhaah, Gabay iyo Hees”, waxayna ila noqotay in maqaalku uu mudan yahay in laga faalloodo, siiba qaybtiisa ku saabsan maahmaahyada iyo odhaahyada. Qoraagu aad buu uga welwelsan yahay in si qumman loo...
November 9, 2026