Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee  Puntland

Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ismaaciil Xaaji Warsame oo ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaanan ka wareysanay guud ahaanba xaaladda siyaasadeeed ee hadda ka jirta Puntland siiba u diyaargarwga doorashada madaxtinimo ee Puntland iyo qoddobo kaleba.

Barnaamijka hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.