RaadRaac: Tegidda Barre Hiiraale ee Kismaayo iyo Xaaladda Kismaayo

RaadRaac: Tegidda Barre Hiiraale ee Kismaayo iyo Xaaladda Kismaayo

RaadRaac (WDN)micr_audioXaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo, ayaanu waxan ka wareysannay afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo Cabdinaasir Seyraar, oo sheegay in dhawaan ergada shirka ay dooran doonaan madaxweynaha Jubbaland. Seyraar waxa uu sidoo kale meesha ka saaray in wax xiisado ah ay ka dhalatay tagidda Barre Aaden Shirre Hiiraale ee magaalada Kismaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.