Barnaamijkeenna Raadraac waxaan ku soo qaadanaynaa qaybtii 2aad ee xogwareysigii uu Cabdilaahi Cawad Ciga la yeeshay qoraaga Siciid jaamac Xuseen.

Siciid waxa uu qaybtan kaga hadlayaa dhalashadii dawladdii Soomaaliyeed ee rayidka ahayd ee muddada sagaalka sanno ah dalka ka talinaysay.
Haddaba barnaamijka hoos ka dhegeyso.
Leave a Reply