Dhegeystayaashayada qaayaha lahaw waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo aan kaga hadlayno weerrarkii ay maalintii shalay urrurka Alshabaab ku qaadday Hotelka Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho. Waxaa barnaamijka inoo soo diyaariyay islamarkaana soo jeedin doona wariyaha magaalada Muqdisho uga soo warrama Raadiyo Wardheer Maxamed Nuur Amiin.
Barnaamijka hoos ka dhegeyso
Leave a Reply