Puntland iyo Jubbaland oo isku raacay mawqif midaysan oo ku aadan hanaanka doorasho 20/21

Garoowe (WDN)- Warmurtiyeed ay si wadajir ah u soo wada saareen Puntland iyo Jubbaland, ayaa lagu sheegay in ay aragti mideysan ka yeesheen Hanaanka doorasho ee 20/21. Puntland iyo Jubbaland oo shir wadatashi ku yeeshay magaalada Garoowe 25-27, Ogost, 2021, ayaa sheegay in ay isku raaceen aragti iyo mabaadii gundhig u noqon karta hirgelinta hanaanka doorasho ee 202/21.

Warmurtiyeedkaasi oo soo gaadhay wardheernews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

Leave a Reply

Your email address will not be published.