Barnaamijka RaadRaac waxaad ku dhageysan doontaan wareysi dhinacya badan taabanaya oo uu siiyay Daahir Amiin Jeesow oo ka mid xildhiaanada Baarlaanka Soomaaliya. Md. Jeesow waxa uu ka hadli doonaa sida uu u arko R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo dhisida maamul goboleedyada Soomaaliya.

CRISIS IN PUNTLAND PRESIDENTIAL ELECTION 2014
By Ahmed Sayid (Gambool), Puntland State is scheduled to hold a Presidential Election in January 8, 2014. It had ample time and opportunity to hold this election. However, this opportunity is being squandered, misused and manipulated by the current President, Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole). After having given an opportunity to extend his mandate or term in Office last year for one...

Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan: Barlamaanka Soomaaliya oo codka kalsoonida siiyay R/wasaaraha cusub, Madaxweymaha Soomaaliya oo sheegay in aan loo dul qaadan doonin isbaaro iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso:
Warsaxaafadeed: Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku ogolaaday magacaabista R.wasaare Dr. Cabdiwali
Golaha Baarlamaanka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku oggolaaday magacaabista Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Axmad Maxamed, waxaana kulankan oo ay soo xaadireen 246 Mudane ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ka hor inta aan...
Fear And Loathing In Ethiopia: Groups, Individuals Cite Government Abuse In New Opposition Party Report
By Jacey Fortin ADDIS ABABA, Ethiopia– Members of this northeast African nation’s most prominent opposition party say they weren’t doing anything wrong one day in late September when police officers came along to stop, question and detain them. Several members of the group had gathered in Kazanches, a central neighborhood in Ethiopia’s capital city of Addis Ababa, to hand out...
Somali parliament approves new PM
Mogadishu – Somalia’s parliament on Saturday approved as the new prime minister Abdiweli Sheikh Ahmed, a political newcomer and economist who faces tough challenges in the war-torn nation. All but three lawmakers in parliament voted to approve President Hassan Sheikh Mohamud’s nomination of the economist who has worked with several international organisations and banks. Three abstained from voting, and none...
How babies breast-fed for longer do better in class at five: Research shows children who had two or more months of mother’s milk are 17 per cent more likely to achieve
By JENNY HOPE Children who are breast-fed for longer do better in school by the time they are five, new research claims. Assessments by teachers at the end of year one revealed that children who had been breast-fed for the longest reached the highest overall levels of achievement. Importantly, the teachers making the assessments were not aware whether the children had...
South Sudan: not yet a state
Control of the bureaucracy and armed forces is a matter of constant contention for different tribal groups and their leaders The Guardian Editorial South Sudan is a disparate collection of tribes that does not yet truly deserve the title of a state. Indeed, the state is at the root of the problems of South Sudan. Control of state organs, of the...
Tayaynta Waxbarashada Jaamacadaha Soomaaliyeed
W.Q. Cabdulqaadir Cabdi Diiriye Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskood isu maamula ilaa iyo haddana ma jirto, intaan ogahay, hay’ad bixisa oggolaashaha furitaanka jaamacadaha. Ma loo baahan yahay hay’ad noocaas ah? Ardaydase ka qalin jebisa jaamacadahaas dhib ma ku noqonaysaa mustaqbalkooda nooca waxbarasho ee ay soo qaateen? Qoraalkani wuxuu eegayaa tayo-gelinta jaamacadaha wuxuuna, is barbar dhigayaa...

Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maannta ee Raadiyo Wardheer qoddobada ugu waaweyn: Munaasabadda 70 guuradii ka soo wareegatay aasaaska Ciiddanka Booliska oo laga xusay Soomaaliya, Weerar lagu qaaday goobtii ay ku shirsanaayeen odayaasha maamulka u sameynayay deegaannada Koofur Galbeed Soomaaliya ee magaaladsa Baydhabo iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso: