Muqdisho (WDN)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh ayaa qoraal uu u diray Goddooomiyayaasha Aqalka Sare, Aqalka hoose iyo Madaxweynaha DFS, ka digay in dalka ay la soo daristo marxalad dastuur la’aan ah. Taasi oo ay sababayso dastuurka KMG ah oo ku eeg muddo xileedka Baarlamaanka 10-aad oo uu wakhtigiisu dhamaanayo 27-ka Decsmber.
Md. Xasan Sheekh ayaa qoraalkaasi uu soo saaray, u qornaa sida hoos ku xusan:
Leave a Reply