Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in aan dhismaha ciiddanka XDS loo marin hab qabiil

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in aan dhismaha ciiddanka XDS loo marin hab qabiil

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya  Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sheegay in qaabka loo marayo dhismaha Ciiddamada Xoogga Dalka Soomaaliya aysan noqon hab qabiil iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.