WardheerNews ( WDN) Maamul goboleedka Juba ayaa maanta magacaabay tiro wasiiro xigeeno ah. Nuqulka magacaabiska wasiiro xigeenada uu soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:
1. Mudane Cali Maxamed Xaashi – Wasiir xigeenka Maaliyada, – Laylkase
2. Mudane C/rashiid Xasan Cabdinuur – Wasiir xigeenka Arimaha Gudaha iyo Amniga, Mareexaan.
3. Mudane Cabdi Xuseen Cali – Wasiir xigeenka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamka, Ajuuraan
4. Mudane Daahir C/qaadir Maxamed – Wasiir Xigeenka Beeraha, Xoolaha iyo Kaluumaysiga, Digil iyo Mirifle
5. Mudane Axmed C/qaadir Cali – Wasiir xigeenka Arimaha Bulshada, Geri
6. Mudane Caydiid Saleebaan Xaashi – Wasiir xigeenka Caafimaadka, Dhulbahante
7. Isaaq Muxumed Xasan – Wasiir xigeenka Garsoorka iyo Diinta,
8. Geelle Muxumed Aadan – Wasiir xigeenka Gaadiidka iyo Boostada, Ogaden
9. Xasan Isxaaq Yacquub – Wasiir xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
10. Maxamed Nuur Buule – Wasiir xigeenka Macdanta, Biyaha iyo Bay’ada, Mareexaan.
WardheerNews
Leave a Reply