Muqdisho (WDN)- Kulan uu yeeshay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya, oo uu gudoomiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagaga hadley hub si sharci daro ah lagu soo galiyey dalak, gaar ahaan deegano ka tirsan magaalada Caaabud-Waaq ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Hubkaasi oo ka yimid Itoobiaya, ayaa gacanta u galay shacbiga deegaankaasi Caabud-Waaq.
War saxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

WardheerNews
Leave a Reply